Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland oo War-Saxaafadeed soo saartay November 26, 2024 26 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay Ciidamada sharci-darrada ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo daabulaysay deegaanada Jubaland.