Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay Ciidamada sharci-darrada ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo daabulaysay deegaanada Jubaland.