Gudoomiyaha Degmada Doolow, oo Degmada Doolow ka daahfuray Kulanka latashiga Diyaarinta Siyaasadda Leexinta Gargaarka ee Jubbaland.

165
Gudoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xussein Cabdi iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Dowladda Jubbaland Ayaanle Hussein Mohamed ayaa Degmada Doolow ka daahfuray Kulanka latashiga Diyaarinta Siyaasadda Leexinta Gargaarka ee Jubbaland.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Doolow, Haweenka iyo Hay’addaha ka shaqeya arimaha Gaargarka.