
Gudoomiyaha degmada kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne iyo taliyaha lanta nabad galyada waddoyinka Cabdishakuur sheikh Maxamed dayib ayaa hirgaliyay astaanta joogsiga gawarida taas kala xidideysa gadiidka si aysan shil u galin ama isugu dhicin.
Ujeedka hirgalinta Astaantan ayaa muujineysa amaanka iyo bad qabka gadiidka si aysan isugu dhicin.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







