wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland oo isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey qaar kamid ah maamulayaasha dugsiyada degmada kismaayo. September 15, 2024 94 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubaland, mudane Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey qaar kamid ah maamulayaasha dugsiyada degmada kismaayo.