wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland oo isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey qaar kamid ah maamulayaasha dugsiyada degmada kismaayo.

0
583
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubaland, mudane Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey qaar kamid ah maamulayaasha dugsiyada degmada kismaayo.