Dhageyso:Qeybta3aad Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ahmiyada waxbarashada iyo sida loo kordhin karo tirada caruurta ee iskuulaadka

212

Qeybtan waxaan diirada ku saaraynaa dhiiri galinta waxbarasshada iyo sida bulshada loogu wacyi galin karo inay caruurta iskuulaadka udiraan sidoolana caruurta loo simo waxbarashada .

Waxaa barnaamijkan taaba galinaya hay’ada L.W.F oo kaa shanaysa deeq bixiyaha radio Aid anagoo Radio Kismaayana waan idiin soo gudbinaynaa .