
Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka laga daah-furay Imitixaanka macalimiin ay shaqaleysiin doonto Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowlada Federalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Arimaha bulshada degamda Nuur Cadaawe Badow ayaa daah-furay Imitixaanka waxaana goob joog ahaa saraakiil sare oo ka socoday Wasaaradaha waxbarashada Federalka iyo Wasaaradda Waxbarashada Jubbland.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







