Gudoomiyaha degamda Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta daah-furay mashruuca Horumarinta Xasiloonida

248
Gudoomiyaha degamda Baladxaawo ee gobolka Gedo mudane Cabdicasiis Xareed Cabdulaahi ayaa maanta daah-furay mashruuca Horumarinta Xasiloonida iyada oo loo marayo dhisidda Nabadda loo dhan yahay, adkaysiga iyo awoodsiinta Bulshada.
Mashruucaan oo qayb ka ah mashruuc weynaha Dariswanaagga ayaa waxaa garwadeen ka ah Ha’ayada AFEOP.
Ururada bulshada qaybahooda kala duwan sida odayaal, Haween, Dhalinyaro, Culumo, iyo bahda saxaafada ayaa qayb ka ahaa daah-furka mashruucan.
Bulshada…

See more