Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka doodaya hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka Qaranka&kan aqoonsiga diiwaan gelinta dadweynaha.

434

Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku leh xarunta golaha ayaa loo qeybiyay labba hindise sharciyeed kuwaas oo kala ah hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha.

Golaha Wasiirada XFS ayaa dhawaan Meel mariyay Labadaan Hindise Sharciyeed oo ay soo kala gudbiyeen Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Wasaarradda Amniga.