Baarlamaanka dowladda Jubaland ayaa maanta Ansixiyay qaar ka mid ah Qodobada Dastuurka oo wax ka badel lagu sameeyay.

0
559

Qodobada ay wax ka badalka ku sameeyeen Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland oo maanta yeeshay fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Wakiilada.