Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin arrimaha Amniga, howlgalada ay wadaan Ciidamada Jubaland iyo xooga dalka iyo xaalada guud ee Siyaasada dalka.