DEGDEG: Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo goordhow dil toogasho ah ku fulisay rag kiis dil ah loo haystey

208
DEGDEG: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan, kuwaa oo hore udilay Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo.