Wasaaradda Caafimaad ubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shirka qiimeynta sadex biloodlaha ah

236
Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shirka qiimeynta sadex biloodlaha ah ee arimaha talaalka kaasi oo socon doona muddo labo cisho ah.
Shirkan oo inta uu socdo looga arinsan doono mudnaanta talaalka uu uleeyahay bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha Wasaaradda, kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Darayeelka bulshada iyo xubno kasocday Hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.
+14
” width=”18″ height=”18″ />
All reactions:

1