
Taliyaha Guutada 18aad kumaandooska gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyees G/le Xasan Aadan Maxamed Xasan Ciraaqi ayaa maanta Dar-daar u Jeediyey Cutubyo Katirsan Guutada 18aad ee komaandooska Gorgor In ay U diyaar garoobaan Dagalka Ka dhanka ah Khawaarijta.
Taliyaha Guutada ayaa maalmihii la soo dhaafay waday Abaabul Ku aadan Dagaalka ka dhanka Khawaarijta
Ciinka Ku mandooska gorgor ayaa ah tiir-dhexaad ciidanka Xoogga Dalka soomaliyeed iyagoona guula ka soo hooyey dagaalka ka dhanka kooxda argagaxisada ee ka socda gobalada dalka.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







