
Madaxweyne ku-xigeenka koobaad ee dowladda Jubbaland ahanbku simaha Madaxweynaha ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xafiiska hay’adda dhulka
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa u kuurgalayay shaqada hay’adda iyo sida ay u socoto hanaanka nashqadaynta dhulka kala duwan ee hay’addu ay ka samaysay deegaanada Jubaland.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







