Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Dagmada Afmadoow Yuusuf Muxumad Macalin Oo Wareesi Gaar ah Siiyay Radio Kismaayo ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Dagmada Afmadoow Oo ay Saameey Daadad Ku Soorogmaday Dagmada Afmadoow
Gudoomiyaha ayaa Sheegay in Qoysas Gaaraya 10.000 KUN Oo Qoys ay Ka barakaceen Dagmada islamarkaana Ladajiyay Meel gaar ah
halka Hosse ka dhageeyso