Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo sii weyn oga qabsontay kismayo,

353
Sannad kasta 21-ka bisha November waxa guud ahaan dalka lagu qabtaa munaasabado lagu waynaynayo maalinta Macalinka Soomaaliyeed,
haddaba munaasabad lagu xusayay maamlintan oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qayb qeyb galay Wasiiro, xildhibaanno qaar kamida agaasimayaasha guud ee Wasaaradha Dowladda Jubbaland, Macalimiin, Aqoonyahanno Arday,
fannaaniin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada
Masuuliyiinti xafladan kasoo qayb galay ayaa madasha kalmado munaasabadda ku aadan ka jeediyay, iyagoona isla qiray muhiimadda uu macalinku bulshada u leeyahay,