
Barnaamijka todobaadkan waxaa looga hadlay dhibaatada gudniinka ayadoo Barnaamijka marti ku ahayd Dr. Aamino Salaad Yuusuf oo aad u falanqeeysay dhibaatada gudniinka iyo waxyaalaha laga doonayo waalidiinta si loo suuliyo caado dhaqameedkan gurracan.
Barnaamijka waxaa daadihineeysa Abshiro C/rashiid Xuseen.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







