Barnaamijka todobaadkan waxaa looga hadlay dhibaatada gudniinka ayadoo Barnaamijka marti ku ahayd Dr. Aamino Salaad Yuusuf oo aad u falanqeeysay dhibaatada gudniinka iyo waxyaalaha laga doonayo waalidiinta si loo suuliyo caado dhaqameedkan gurracan.
Barnaamijka waxaa daadihineeysa Abshiro C/rashiid Xuseen.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.