Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Keeroow Oo Si Adag U Weeraray Siyaasiyiin Iyo Odoyaal Wadda Iska Horkeenidda Bulshada Dagta Jubbaland.

463

Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Keeroow Oo Kamid Ah Golaha Wakiiladda Jubbaland Oo Shir Jaraa’Id Qabtay Ayaa Ka Hadlay Hadal Dhawaan Kasoo Yeeray Siyaasiyiin Iyo Odoyaal Ka Been Abuurtay Xaaladda Siyaasadeed, Amni Ee Deegaanada Jubbaland.

Xildhibaanka Ayaa si Gaar ah Utilmaamay Siyaasiyiinta Iyo Odoyaasha Hadlay Inay Yihiin Kuwa Is Horkeenayo Qabiiladda Degga Deegaanka Islamarkaana Ay Doonayaan Inay Colaad Ka Huriyaan Deegaanada Taasi Oo Uu Sheegay Inay Ku Minjo Xaabinayaan dagaalka Lagula Jirro Kooxaha Khawaarijta alshabaab Kaasi Oo Xilligaan Si Dardar Leh Dalka Uga Socda.

Ugu Dambayn Siyaasiyiinta Iyo Odoyaasha Ayuu Ugu Baaqay Inta ay Siyaasad Ku Mashquuli lahaayeen Taa Badalkeeda ay Ku Mashaquulaan Xoraynta Deegaanada Xilligaan ay Ku Harsan Yihiin Kooxaha Khawaarijta Al-shabaab.