
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubaland mudane #Ayaanle_Hussein ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay howl wadeeno kasocday hay’adda GIZ.
kulankaa oo lagaga wada hadlay barnaamijka is-dhexgalka dhaqan-dhaqaale ee cusub ee soo socda kaas oo diirada lagu saarayo barakacayaasha (IDPs) iyo bulshada magaalada Kismayo.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







