Gudoomiye Aadan Madoobe Oo siyaasiyiinta koofur galbeed ugu Baaqay Shir guud

520

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.