Gudoomiye Aadan Madoobe Oo siyaasiyiinta koofur galbeed ugu Baaqay Shir guudBy Abdirisak Ali Abdulle - November 19, 20220864 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka ka dhex jira bulshada ku dhaqan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.