
Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, James Cleverly ayaa sheegay in dalkisa uu sanadkan bixineyo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka Soomaaliyeed uga taageeraan cunto, biyo iyo daryeel caafimaad.
Dowladda Britain ayaa sidoo kale sheegtay in ay dowladda Soomaliya ka taageerayso sidii Argagixisadda Al-shabaab dalka looga xorayn lahaa, iyadoo bogaadisay hawlgallada socda ee lagu cirib tirayo nabad-diidka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







