Wasiirka wasarada cadalada Diinta iyo awqaafta ee dowlad Goboleedka Jubaland oo la hadlay warbaahinta dowlada ayaa shacabka Jubaland ugu in ka qeeb qaataan dagaalka ka dhanka maleeshiyada shabab oo dhib wayn ku haya shacabka
Wasiirka ayaa tilmaamay in kooxdan ay tahay aan nixin sido kale banaysatay Dhiiga shacabka Soomaaliyeed sidaasi darted loo istaago in lala dagaalamo ma jirto wado kale ayuu yiri wasiirka
Wasirka cadalada Diinta iyo awqaafta ee dowlad goboleedka Jubaland mudane Maxamed yuusuf sheeq cumar ayaa carabka ku adkeeyay in loo dulqaadan karin dhibatada dhaca dilka joogtada ay geestan shababka
Bilooyinku ugu danbeeyay waxa shababku ay bilaabeen in ay beegsadan dadka shacabka ee waxba galabsan miinooyin ku asaan wadooyinka shacabku ay maraan waxana biloowday baraarug guud iyo shacabka ay qataan hubka Si ay ula Dagalamaan kooxdan aan arxanka lahayn