
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyaan Saldhigii nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen Hareeri-gubadle oo qiyaastii 20 Km dhinaca bari kaga beegan deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud.
In ka badan 200 oo Maleeshiyaad ah iyo Horjogayaal ka tirsan Nabad-diidka ayaa lagu dilay weerarka Duqeynta ah.
Weerarka Duqeynta ayaa dhacay 17:30 Pm Maqribnimo ee xalay, kaas oo lala beegsaday argagixisada.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







