Warar Ra’iisul wasaaraha XFS oo kullan la qaatey jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Kenya By Abdirisak Ali Abdulle - August 11, 2021 0 1264 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya kuwaas oo uu ugu warbixiyay xaaladda dalka iyo doorashooyinka dalka ka bilowday.