Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq hore aan loo maqal kala diray

1165

Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka Nigeria Sabtida, ayaa labada hogaamiye oo ugu sarreeya tartanka waxa ay ku dhawaaqeen in ay codeynta ay u dhacdo hab nabadgelyo ah.

Madaxwenaha talada haya  Maxamed Buqaari Atiku abuukar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa waxaa labada shaqsi loo badinayaa in ay ku guuleystaan xilalka ugu sareeya Nigeria maalinta barito doorashada dhici doonta  ayaa loo arkaa  mid ka mid ah kuwa ugu dhow Dimuqraadiyadda Africa

Waxaa la sheegay  in labadabu ay ka go’antahay in codeynta ay noqoto mid aan wax dhib ka dhicin, iyagoo mid kastaa uu u muujinayay kalsooni xad dhaaf ah, marka ay ka hor hadlayeen kumanaan taageerayaashood ah.