
Wasiiirka Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullaahi ayaa qaabishay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Save the Children in Somalia, ayagoo yeeshay kulan diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac, ilaalinta xuquuqda qoyska, iyo horumarinta carruurta.
Dhinacyada ayaa sidoo kale kawada hadleen arimaha muhiimka ah hortabintana u leh Wasaarada, gaar ahaan dhanka caruurta iyo hormarinta qoyska, xoojinta nidaamka iyo wadashaqeynta xiliga xaladaha deg-dega ah.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







