
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Jubaland, Mudane Hiirad Ismaaciil Maxamed ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray Imtixaanka Qaranka ee sannadkan.
Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada Jubaland H.E Abdinasir Serar Mah, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, masuuliyiin kale iyo bahda waxbarashada.
Masuuliyiinta ayaa ardayda u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan, iyagoo ku booriyay inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







