Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland oo Madaxtooyada ku Qaabilay Madaxa ICRC, Kana Wada Hadlay Xaaladaha Abaaraha.

Gudoomiyaha gollaha wakiilada Dowlada Jubbaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qabilay Madaxa hay’adda ICRC Somalia Antoine Grand.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee dalka iyo sameeynta abaaraha ka jiro Guud ahaan Deegaano ka tirsan Jubaland.
Madaxa hay’adda ICRC Somalia Antoine Grand ayaa balan qaday inay door weyn ka ciyaari donaan garab istaaga Jubbaland.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *