
Madaxweyne Kuxigenka Dowlada Jubbaland Mudane Mohamud sayid Aadan ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay wasirka wasarada Gargaarka İyo Maareynta masiboonka Dowlada Jubbaland İyo wasirka wasarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Dowlada Jubbaland.
Kulanka waxa ku wehliyo Madaxwaynaha Xildhibano Barlamanka Jubbaland İyo Gudomiye Kuxigenka Aminga iyo siyaasada Dagmada Baladxaawo.
Wasirada ayaa u yimid Gobolka Gedo U kuurgalida Xalada Abaared ee katagan Degmoyinka Gobolka Gedo.
Waxayna u siigudbeen Waftiga Wasirada Degmada Dolow halkas oo ay Kulla kulmi donaan Gudiga abaraha ee degmada Dolow iyo Gudomiya Degmada.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







