Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ayaa fashiliyey miino ay Khawaarijta doonayeen in ay ku waxyeelleeyaan shacabka Soomaaliyeed.

0
279
Ciidanka halyeeyada ee Daraawiishta Dowladda Jubbaland ayaa fashiliyey miino ay maleeshiyaadka Khawaarijta doonayeen in ay ku waxyeelleeyaan shacabka Soomaaliyeed.
Miinadaas ayay maleeshiyaadku ku aaseen inta u dhaxeysa Biibi iyo Janna Cabdulle, balse ciidamadu waxay ku guuleysteen in ay si nabad ah u fashiliyaan, iyada oo aan wax dhibaato ah geysan.
Halyeeyada Ciidanka Dowladda Jubbaland waa kuwo heegan u ah mar walba ilaalinta nabadda iyo difaaca shacabka.