Agaasimaha guud ee wasaarada shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo gudoomiyay kullanka bilaha ee wasaarada

0
174
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jubbaland ayaa qabatay shirkeedii billaha ahaa oo ay la yeelatay hay’adaha bah-wadaagta la ah Wasaaradda.
Shirkaan oo ay kasoo qayb galeen agaasimaha guud ee wasaaradda iyo Arrimaha bulshada,guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada degmada Kismaayo iyo hawl-wadeenada wasaaradda ayaa ujeeddadiisu ahayd in lagu falanqeeyo howlaha socda, caqabadaha jira, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada bulshada.