Madaxweyne dowladda Jubbaland iyo Mas’uuliyiin Kale oo Meydka Marxuum Suldaan CabdiQadir Xaaji Maxamud kaga hortagay garoonka magaalda Kismaayo

49
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo ayaa ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda heer Federaal iyo Dowladda Jubbaland iyo sidoo kale qaybaha kala duwan ee bulshada reer Jubbaland, ayaa waxay garoonka caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo ku soo kaga hortageen meydka Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.