Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo guddi u magacaabay qaban qaabada Aaska Madaxweyne ku xigeenkii 2aad ee Jubbaland

35

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay guddi heer sare ah oo loo xilsaaray qabanqaabada Aaska Qaran ee Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowladda Jubaland, Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi.