
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Jubbaland ayaa ku dhawaaqday fasax guud oo la siiyey dhammaan shaqaalaha Dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn, laga bilaabo Sabtida 7-da Juun ilaa Axadda 8-da Juun 2025, iyada oo la tixgelinayo Munaasabadda Ciidul-Adxaa.
Wasaaraddu waxay u rajeysay shacabka Jubbaland Ciid wanaagsan oo nabad ah.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







