Barnaamij ku saabsan Isbeddelka Cimilada( Talk Show climate change part one)

31

Halkaan hoose ka dhagayso barnaamijyo taxanaha qaybtii ugu horaysay  oo aan uga hadlayno Isbeddelka Cimillada iyo Saamaynta uu ku leeyahay nolasha aadanaha.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya Ibraahim Ahmed Abdi oo ah nin u dhaqdhaqaaqa arimaha deegaanka iyo Isbeddelka cimillada iyo Mahad Cabdulle Cumar oo ka mida masuuliyiinta hay’adda The Luttheran World  Federation oo ka shaqaysa horumarinta arimaha bulshada