Dhammaan shaqaalaha dowliga iyo kuwa aan eheenba ee Jubbaland ayaa la fasaxay munaasabadda Ciida awgeeed March 29, 2025 41 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa Fasaxday Guud ahaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa aan Dowliga ahayn Munaasabada Ciidul-fidriga awgeed.