Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo magacaabey Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.By Maamule - March 6, 20250357 Share on Facebook Tweet on Twitter Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Cusmaan Muxumed Madeey u magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.