Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland ayaa shaacisay Waqtiga rasmiga ah ay bilaabaneyso qaadista Canshuuraha Waddo-marista Gaadiidka, Canshuuraha Iibka iyo Canshuuraha Guryaha Jubbaland.