Dhageyso:Haweenay ninkeeda ku dishay sun.

0
486

Haweenay ninkeeda ku dishay sun ay cuntada ugu dartay magaalada Kismaayo, kadib markii uu diiday inuu furo iyo Laamaha amniga oo gacanta ku dhigay haweenayda falka ka dambeysay.