
Ururada Bulshada Rayidka Jubaland oo shirweyne baryahan ugu socday magaalada Kismaayo ayaa baaq kasoo saaray xaalada cakiran ee siyaasadeed iyo colaadaha maalmihii u dambeeyay Dalka ka socdeen.
Dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo madaxda Soomaaliyeed ayaa la faray in ay ka shaqeeyaan xal waara oo loo maro wada-hadal iyo heshiis qaran, si loo badbaadiyo midnimada iyo geedi socodka Dowladda Soomaaliya.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






