Ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe, iyo Sare Imaamu-Shaafici ee degmada Ceelwaaq oo ufariisatay imtixaanka teeramka 1aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.

33

Dugsiga Hoose, Dhexe, iyo Sare ee Imaamu-Shafi’i, oo ka mid ah iskuullada ugu tayada wanaagsan dhanka waxbarashada ee ku yaalla degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, ayaa maanta si rasmi ah looga daah furay imtixaanka teeramka 1aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.

Munaasabadda furitaanka imtixaanka ee ka dhacday dugsigan ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socotay maamulka degmada, waalidiin, macalimiin, iyo arday badan oo ka qeyb galaya imtixaanka

Imtixaanka teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka cusub ayaa ah mid muhiim ah, iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhammaan  arday dugsiga .