Kulan balaaran oo looga soo horjeedo Faragalinta Qaawan ee eedeysane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa ka wadaan deegaanada Jubbaland oo lagu qabtay Afmadow.
Maamulka Gollaha Deegaanka Dagmada Afmadow Waxgaradka, Dhaqanka, Dhalinyarada, iyo Haweenka Dagmada oo kulan iskugu yimid ayaa waxa ay si adag ooga soo horjeesteen Colaada iyo isku dirka Beelaha Walaalaha ah ee Wada dagan Jubaland ee uu ka dhex-abuuraayaan eedeysane Xasan Sheikh Maxamuud iyo kooxdiisa.⁰