Dowladda Jubbaland ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay deegaanka Jana-Cabdalle, oo loogu tala galay qoysas gaaraya ilaa 500 oo qoys ah, kuwaas oo ah dadka danta yar ee ku nool deegaanka Jana-Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose