
Caalimka-wayn ee Soomaaliyeed Sheikh Cali nuur Sheikh Aaden oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda hoose.
Sheekha ayaa waxaa wehelinayey Culimaa-udiin kale waxaana dagmada Dhoobley ku soo dhaweyay qaybaha kala-duwan ee Bulshada Degmadaasi Sida Culimada, Macalimiin, odayaasha dhaqanka Dhalinyarada Iyo waxgaradka degmada.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







