Masharaxiin hore ee Xilka Madaxwaynenimo Somaliya, Aqoonyahano, Wax-garad iyo Siyaasiyiin si wada jir ah War-murtiyeed u Soo saaray ayaa cambaareyay Falka ay DFS ciidankii Qaranka ugu isticmaalayso in Deegaano Xasiloon Colaado looga huriyo.
Aqoonyahanada ayaa ku baaqay in gogosha wadahadalka lagu Soo noqdo Isla markaana Wax garadka iyo Odayaasha Dhaqanku ay doorkoodii nabadayn qaataan.