Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dolwadda Jubbaland oo war kasoo saartay gudoomiyihii gobalka Gedo

80

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dolwadda Jubbaland Cadeeysay in Cabdullahi Cabdi Jaamac(Shimbir) oo ahaa Gudoomiyhii Gobolka Gedo in mudo ah ba ay Ku socotay Baaris La Xiriirta Deeq dadka danyarta ee gobolka Gedo ay lahyeen.
Deeqada uu lunsaday waxaa loogu talo galay dadka tabaalaysan ee Gobolka Gedo gaar ahaan kuwii ay Abaaraha iyo fatahaadaha ay saameeyeen .